DAMAC WUU KU DILA
Source USN - TV Page Facebook : Union pour le Salut National - USN Dadnimo aanad lahayn Waa adigan doonayee Darajo aanad helayn Isku daalinayee Daacadda duudsigii Ka door-bidayee Doonaayo dabayl Inaad daar ka dhistee Damac wuu ku dilaa Wuuna soo degdegaa Dib u joogsi diiddee Waa duhur dharaareed Wuxuu dacar ku leefsiin Deeq uu daa'im ku siin Waa adigan u dudayee Daacadda duudsigii Ka door-bidayee Doonaayo dabayl Inaad daar ka dhistee Damac wuu ku dilaa Wuuna soo degdegaa Dib u joogsi diiddee Waa duhur dharaareed Wuxuu dacar ku leefsiin Duunya aanad lahayn Wadigan dalbayee Waxaan kuu dan ahayn U dal-baadagayee Doonaayo dabayl Inaad daar ka dhistee Daacadda duudsigii Ka door-bidayee Doonaayo dabayl Inaad daar ka dhistee Damac wuu ku dilaa Wuuna soo degdegaa Dib u joogsi diiddee Waa duhur dharaareed Wuxuu dacar ku leefsiin Wixii kaa dagayaa Dabnahaaga maroo Nafta deeqa hadduu Daa'imkeenu qoree Duudsiga adigaa Ku Door moodee

Maxamed Cali "Fourchette" | Heestii Hawlaha I Gubayaa Ma Mid ii Gargaara - Classic

RTD : RTD Présente 09 avril 1999

CAAWAAN U LIITAA | XUSUUSTII ABDO XAMARQODH | LYRICS COVER SONG

Si aargoosi ah aya 5 ruux is kugu gudbiyeen xanunka dilaaga ah HIVga qof waa dhintay #podcast #Qiso

Abwaanada Qabiilka Ciise Ka Daawo Qarniga Hadalka Jimcaha U Horeeya Sanadka Cusub

“Ma Wasiir Khadar ayaa Maanta Inale Cidbaa Diidan Citiraafka Shalaybuu Inagu Lahaa Hadii...

Abwaanada Beesha Ciise Waa Qaybta 1aad La Soco Qaybta: 2aad

Said Hamargod "Cadan iyo Jabuuti"

Cabdi Cali Bacalwaan Iyo Sahra Axmed Jaamac 🔥Iyo Heesta "NABAD GELYO"

Les Braves djiboutiens "Doumeira"

AWALE ADAN & XAYAAD MAYDAL | HARIMAADEE | XAFLADA XEER CIISE DIRIDHABA 2025

Saïd Hamargod part 1/2

RIWAAYADII - IF IYO AAKHIRO - HOBALADII WAABARI

Barnaamij ku saabsan Taariikhda Fanaankii Cabdi Bacalwaan Qaybta koowaad logo

Inside Iran: Senior official sits down with NewsNation for an exclusive interview | FRONTLINES

Djibouti: Said Hamargoodh

Djibouti: Abdo Ismail Bouh Hamargog

2022 groupe Harbi Djibouti "Biisha Juun" 27 juin Djibouti

Amar ALLE by Eid Jama Batalaale (Official)

