Duruusta qoraalka xuruufta carabida ah|casharka 11 aad| ط ظ

Amiin Quran Online waa dugsi lagu barto Quranka kariimka ah iyo culuumtiisa. Koorsooyinka dugsigu bixiyo waxa ka mid ah: Quraanka kariimka ah, Higaada, Tajweedka, Tafsiirka, caqiidada islaamka iyo guud ahaanba tarbiyada caruurta . Dugsigu waxa kuugu diyaar ah macalimiin rag iyo dumarba leh oo aqoon fiican u leh duruusta ay bixinayaan. Contact us: WhatsApp: +252634484123 Visit our website: https://amiinquranonline.com/ Email: [email protected] Skype: Amiin Quran Online