Sababta uu dad badan akhrisku ugu dhadhami waayay. Sida aan wax u akhriyo.

akhriksu waa xirfad loo barto sida xrfadaha kale ee la midka ah ee nolosha, haddii aad adiga oo an xirfaddiisa lahayn dhex dabbaalatana muddo ayay kugu qaadanaysaa in aad la qabsataa.