Waxan ku Afuray Cunto hindi ah | INDIA 🇮🇳
#bangalore#vvpuram#market#streetfood Muuqaalkan, waxaan ku sahaminayaa waddada caanka ah ee VV Puram Food Street oo ku taal magaalada Bengaluru ee dalka Hindiya — waa goob dadka deegaanku iigu sheegeen in aan ka heli karo cuntooyinka dariiqyada ee ugu wanaagsan magaalada. Iyado gaajo iga muuqato ayaan halkas tagan Alx Cuno yoyin qaar tijabiyey aad bana ug ahelay qaar kod runti, Waxay ii ahayd haben cajiib ah oo aan ka wardo nay cuntooyin macaan iyo sheekooyin aad u wanaagsan oo aan la yeeshay dadka reer Bengaluru. suuqa VV Puram waxa lafuran 6:30pm maqribnimo, haddii aad takto magalada bangalore waxaan si weyn kuugu talinayaa inaad booqato halkas — runtii waxaa halkas kuso arki donta wax qof walba ka Rabin dona. Ma jeclaan lahayd inaan kaa caawiyo qorshaynta liiska cuntooyinka aad tijaabin karto marka aad booqato halkas? VV Puram Food Street:https://maps.app.goo.gl/9FHRay9UYEjmg...

Hindida McDonald’s-kooda Side Waaye? 😂 “Waliga Ma Tijaabisay Kan Hindida “

Xafadaha Faqiirinta Dalka india " Waa Side Noloshoda? "

Somali Editors 🇸🇴 | Qosolka aduunka 😂 🤣

MAXEY Dunida ka tiri kawaanleydi ARGENTINE oo laga qaaday koobka,Ooyintii GOAT-YADA,YAMAL BALONDIORE

Maalin Dhan Ayaa Ku Nolaa Godka jinka ugu weyn Somalia

HAL NEEF OO DHEYLO AH IYO 10 KIIOO BARIS AH AYAAN U KEENAY IDIRISKA IYO KABTAN BAARA hhhhhh

Waxaan Tababar Ku Qaatay Xarunta ugu Adag ee Caruurta Lagu Tababaro

Final kii Cayaaraha aduunka oo dagaalkii bariga dhexe isku badalay & Xulifadii ISRL oo laga adkaatay

CUNTADA WADOOYINKA HARGEYSA 10$ MAXEY INOO GOYSAA STREET FOOD IN HARGEYSA

Cunto Aan Weligay Hore U Arag! 😱 Cuntada Dhimashada "Run Miyaa?"

Garoonka wey ka soo degtey lkn wey qarsoontay

STREET FOOD “Cuntada Wadooyinka Ee India Delhi “ 🌶️🥵🍗

Markuu Qof Soomaali Ah Dalxiis Hindiya🇮🇳 Ku Tago 🏖️🌺😱

Waxaan La Kulmay Dad Careysan iyo Dagaal Toos Ah “Maalin Qof Walba Ka Baqayo inuu jogo India 🇮🇳

Waxaan galay xaafada Ugu Khatarsan Nairobi : Kibera

JABHAD | Waxaan Safar Ku Maray Waddo Ay Maamulaan Jabhado… | Aagga Khatarta Cameroon 🇨🇲 | S3 EP53

SARIIRTA HOOSTEDA!!@sawdamqaalib

Gabar Itoobiyaan🇪🇹 Ayaa Gurigeda II Waday

Casho Raqiisa Iyo Mid Qaalli ah (Muqdisho)

