HADII AAD DOONEYSO INAA SO CESHATO EX KADII // MUUQALKAN ADIGA IS KA LEH...
Ahow Naftaada ka duwananta dadka kale waa waxa ka dhigaayo muhiim ka. Inaa lahaato Hadaf kuguba oo ku diiido nasiinyada waa waxa ka dhigaayo inaa riyadaada daba orodo. Daruufaha iyo waqtiyada adag kuguma imadan waxan ka ahayn inay badalaan noloshada ayna kaa dhigan qof adag oo ka duwan qofkaad hada tahay. U arag guuldarooyinka sidii waayo aragnimo ama cashar. Dadka guulaha gaaro ma rumaysna in guuldarada tahay midka turjumayso awoodooda. Taa badalkeeda waxay u arakan qibrad iyo cashar qiimo leh oo ay wax ka baran karaan kuna hormarin karan naftooda. Dhiira gali naftaada mar walba una sheeg inaa tahay qof qiima leh oo hadaf u nool. Hadii aad igu cusubtahay fadlan nagusoo biir oo nasoo raac Subscribe na noo saar. MAHADSANID.. IGALA SOO XIRIIR [email protected]

SIDA LAGU OGAADO QOFKA AN KU RABIN……..( 7 CALAMADOOD..)

Ka Hor inta aadan jacaylkaagi hore ku laaban daawo muuqalkan....

HADII ADAN KALIGA ISTAAGI KARIN // OGOW WAA BUR BURAYSA

5 HA ISKU DHEJIN - Adigoo jecel inaadan waxba is wada siin nolosha

QIIMAHAAGA KORDHI!

AX! INGIRISKA KU DHASHAY, GARONKA XAMAR LA IGAGA DHUNTAY, 12 CARUUR LA IGA DHALAY

Madooneysa ninka aad shukaansato in uu kuu waasho? Ku dhufo videoga!

JOOJI CAAJISKA..// JOOJI KALSOONI DARADA..// JOOJI INA DIB UDHIGTO NAFTADA🤏

8 Calamadod Jacaylkagi Hore Inusan Ku Nicin Wali ᴴᴰ┇

WAA KUMA DANEESTAHA ?? ( SIDEE AYAA LOOLA DHAQMAA DANEESTAHA)

WAY KU DHAWECEEN || WAY KU XANUNJIYEEN…

AAR GOOSIGA UGU WANAGSAN WAA AAMUSNAANTA 🤫

SIDAY DUMARKA QAAR ISU WAANIYAAN 2026 - Furiinkaygii Maraykan

KAFAGOW 3 CAADO WAXAY DILAAN // FARXADADA // XASILOONIDADA // IYO HORUMARKAGA.......

YAAB IYO QALBI JAB | QUDBISIRA KUGU GUURSANA IGU WAREERIYAY TIJABI

Calaamadahan ku garo qofka kujecel ama kuxiiseeya! (part1)

JOOJI BAAHIDA BADAN // HADII ADAN MAARMI KARIN.....

HAL-ABUURKA IYO FURSADAHA GANACSI EE MAANTA JIRA – MAXAA KAA QARSOON?

Waxyaabihii Aan Joojiyay Ee Noloshayda Beddelay

