6 Waxyaabood Oo Kaa HORTAAGAN Inaad Guulaysato
☀️ KA DALBO HALKAN BUUGAAGTA LOOGU IIBSASHADA BADAN YAHAY EE WAX KA BARRO 👇 Buugaagta Kala Duwan Ee Wax Ka Barro► https://bit.ly/2R8hH0w Sida Loogu Guulaysto Waxkasta Oo Aad Rabto Nolosha► https://bit.ly/2RblqKX Sheekooyinka Dhiirigalinta Leh Ee Dadkii Guulaha Gaadhay► https://bit.ly/2XJbpae Sida Saacad Gudaheed Loogu Ogaado Qofka Ku Jecel► https://bit.ly/2XefNkE Sida Dhawr Cisho Gudahood Loogu Ilaawo Qof Aad Jeceshahay► https://bit.ly/2KEPXiW ▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬▬ 🤔 XOG KU SAABSAN WAX KA BARRO 👇 Wax Ka Barro maaha Channel aad ka heli doonto farsamooyin bilaa tayo ah ama tabo aan waxtar lahayn, balse waa meel aad ka heli doonto farsamooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi iyo cilmi baadhisyo mudo dheer la samaynayay kuwaasi oo si weyn u anfici doonaa noloshaada. 🤔 Muxuu Wax Ka Barro Kaga Duwan Yahay Channels-ka kale ★ ISBADAL DHAB AH: Waxa hubaal ah in marka aad ku xidhnaato ee aad daawato muuqaalada Wax Ka Barro Ay noloshaadu isku badali doonto dhinaca fiican. ★ XOG KU SALAYSAN CILMI NAFSI: Wax Ka Barro ka heli maysid talooyin aan macno buuran lahayn balse waxaad ka heli doontaa farsamooyin iyo talooyin awood badan oo waxtar leh oo ku salaysan cilmi nafsi. ★ XOG AAD KU DABAQI KARTO NOLOSHAADA: Dhamaan talooyinka iyo farsamooyinka aan Wax Ka Barro kuugu sheegi doonaa waa qaar aad dhamaantood ku dabaqi karto noloshaada. ★ WAQTIGAAGA QAALIGA AH OO AAN KUU DHAWRAYNO: Waxaan aad u danaynaynaa waqtigaaga qaaliga ah sidaa darteed waxaan kuu soo gudbinaynaa xogta ugu badan ee suurtogal waqti aad u kooban gudihii. ★ DAACADNIMO: Muuqaalkasta oo aan kuu soo gudbino iyo mawduuc kasta oo aanu ka hadlaynaaba waxay dhab ahaan si daacad ah uga hadlayaan mawduucaasi waxa uu ku saabsan yahay. SII GAADHSII ASXAABTAADA IYO DADKA AAD JECESHAHAY Haddii aad garanayso dad u baahan xogta uu channe-kani so gudbiyo fadlan sii gaadhsii oo la wadaag.

Sideed Ku HelI Wax Walba | 250 Xeelad Nafsi Cajiib ah | #Ogaansho

75 XIKMADOOD OO DHIIRIGALIN AH

SHEEKH MUSTAFE┇► AI-GA MIYUU KA AWOOD BADAN YAHAY AQLIGA BINI’AADAMKA? - 2026 ⁴ᴷ

Buuga 48 Xeer ee Awoodda Qof Walba Waa Inuu Akhriyaa Buuggan | BOOK 48 LAWS OF POWER

Weligaa Cabsan Mayside daawo 2-dan Qodob Ee Noloshayda Beddelay 🤯

3 Xeelad Oo Qof Waliba aad Ugu QANCİN Kartid Wax Waliba Oo aad Rabtid

Nolosha Guurka, Qurbaha & Singlenimada Haweenka Soomaaliyeed

Haddii Qof Kugu Sameeyo Tan... Ka Carar! 3 Calaamadood oo Manipulators-ka Lagu Aqoonsado!!

100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .

Ka Dhig Qofka Mid Ku Qabatima Sida Balwada | Hab Awood Badan Oo Aad Qof Jaceyl Ugu Abuuri Karto

Sidan U Jooji KHAJILAADA Oo Ku Noqo BULSHAAWI | Talaabooyin Fudud

15 Qalad Oo BURBURIN Kara Noloshaada | KA TAXADIR

Sababta Aadan Waligaa Isu Badalaynin |

7 Sir Oo Qof Waliba Oo Fahmay Ka Dhigtay Maalqabeen | Baabil 3

AWOODA MASKAXDA BANI'AADAMKA. SH.MUSTAFE

3 Qaab Fikir ee Nolosheyda Badaley | Best Mentality

Wax isbaridda Casriga ah iyo Technology-ga | Gud: Mubarak Aar

هونەری بێدەنگیی | بێ ئەوەی یەک وشە بڵێیت، شەڕەکە بەرەوە!

10 Calaamado muujinaayo in lagu maamulo | MASKAXDA ayaa lagaa haystaa!

