Xiligan Cidna Matimado Halkan dalka hindiya “3:00 AM"| India🇮🇳
Waxa igu Baraten in aan ahay Qof Runta ku wayn tahay Musliminta Reer Mumbai Waa kuwa ugu naxarista badan aqlaqda Iyo Soo dhawenta aana ku qiyamenin Dhaman Magaloyinki aan boqday india gudahed Wiline Insha allah Waxa ino haray magaloyin kale Ee Musliminta dagan Kuna badan Yihin Aan Dhawan Boqan Dono insha Allah ❤️🙏 Waxan ku daahay habenkan shaqadayda “Muqala habeynt ah” waxaan ahay kali ma anan haysan wax saxib ah toona waxana ii sii dhera halka aan ka daganay magalada Mumbai Ee Santacruz in ay ii jirtay 20km ilaa 30km waxan kaso bilabay safarkayga “Starbucks Reserve Bar” waana Starbucks kii Ugu horeyey india laga furo waxana la dahfuray sanaddka marko ahay October 19, 2012 dhismaha wayn Ee Elphinstone Building, Horniman Circle, Mumbai Maqayada CHINESE AND GRILL Cunadeda Iyo Nadafadeda Top Ayey ahed locationkeda waxey ku taal Mohamed Ali Road Waxa ay udhowdahay Masjidka Minara 📍https://maps.app.goo.gl/ojn38eVBvTZxw... Waxan halkas ku Tijabiyey Baris iyo Hilib ari aan runti aad uga helay Lkn adi waxa tijabin karta 👉Nalli Nihari & Rumali Roti Caan ayeyna ku tahay maqayada Hadad qoralkan aqrisatay channel kaan Waa kagi

Waxaan La Kulmay Dad Careysan iyo Dagaal Toos Ah “Maalin Qof Walba Ka Baqayo inuu jogo India 🇮🇳

Magalada Mumbia Dalka hindiya 🇮🇳

ARSINAL IYO PSG AYAAN U DHIGEY KUUB🏆 || AYAA QAADEY ? || #football #djabuti #challenge #somalia

Waa sidee nolosha mogdisho qali mise raqiis ( somalia 🇸🇴

Ma Rumaysanaysid Sida Looga Jecel Yahay Somalida dalka indai 😱🇮🇳

AFUR BILAAASH AH xaalada neirobia

Safarkeygii Jabuuti 😱🔥 | Dal Yar Laakiin Layaab Badan! 🇩🇯

Waxan La Kulmay Atoore Reer Bollywood Ah 😱🔥

India Street food 😱| Cuntada wadooyinka 🇮🇳

Ganacsi & Mustaqbal: Isaaq Cawaale iyo Abdisalan Hereri Oo markale Kulmay

QISO: 254: ODAYGII HAAMAANKA AHAA EE GABADHIISA LACAG KU IIBSADAY, QISO AAN CAADI AHEYN.

Nolol u dhaxaysa halgan shaqo iyo burcad hubaysan.

Suuqa Tuugada Ee Dalka Hindiya || India🇮🇳

Waxay igu yiraahdeen ha tagin Somaliland… markaas ayaan tagay!

Isaaq Cawaale markii uu si fiican naftiisa u dabaray ayuu dadkiisiina u dadaalay.

I Invited Somali YouTubers for Iftar at My House/ What Happened Next Will Surprise You

JABHAD | Waxaan Safar Ku Maray Waddo Ay Maamulaan Jabhado… | Aagga Khatarta Cameroon 🇨🇲 | S3 EP53

Waxaa hortiisa ku nafbaxay 87 qof!

Xafadaha Faqiirinta Dalka india " Waa Side Noloshoda? "

