MUXAADARO CUSUB MAXAA ANFACAYA JAALIYADAHA MUSLIMKA EE JOOGA GALBEEDKA SH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL

Rukn Studio waxay idinla wadaagtaa wacdiyo, qisoyin cibro leh, iyo muxaadarooyin diini ah oo ay jeedinayaan culimada sida Sheekh Xasan Xuseen, Sheekh Mustafe, iyo Sheekh Maxamed Abdi Umal. Ku raaxayso barashada diintaada.