Siduu Ninkaan U dhisay Shirkada Ugu Weyn Khaliijka Asagoo Caruurtiisa Shaqaale U Yihiin Kaliye .

Dadka jecel qisooyinka kifaaxa wato cibrada leh , duruusta laga qaadanaayo : dadka meel hoose kasoo bilaabay . maanta waxaan idiiin wadaago qiso heer sare ah duruus badana muujinayso nin luuq luuqa ku gadi jiray buugaagta la isticmaalay siduu u dhisay imbiraadhooriyad dhaqaale mida ugu weyn khaliijka oo dhan iyo waliba wadamada carabta . hadii aad khaliijka ku sugantahay oo aad soo gadanayso eceltatrooniyaadka noocii ugu dambeeyay moobaylo computero play sitation buugaagta nuskhooyinkii ugu dambeeyay buugaag aan xataa halkaan ku soo bandhignay waxaad aadi hal meel مكتبة جرير kalmadaan ليست مجرد مكتبة waxay muujinaysaa in jariir ayna ahayn maktabada kaliye ee ay tahay meel aad wax walba oo niyadaada ku soo dhaco hayo :: computerkaan aan ahdda muuqaalkaan ku samaynaayo jariir ayaan kasoo gaday : buugaagta aan soo gudbino : inta aanan galin sheerxirfad : hadaba ku soo dhawaada mowduuceena maanta yaa ahlan wasahlan . kanaalka :    / ogaansho   twitter :twitter.com/OGANSHO_CHANNEL facebook : www.facebook.com/OGANSHO fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah    / ogaansho   #kanaalka_ogaansho

Daawo ha qaadan ?! Cudurada raago waa been ! | qisada dhakhtar masri muran dhaliyay oo dhintay!
▶︎

Dhinaca Madow ee Nolosha Khaliijka | Maxaa loogu tilmaamaa Nolol Been ah !

Qisada Guusha | Siduu Waardiye ku noqday taajir millionair  ah - FOREVER 21

Qisashada Shaaha  | siduu nin xamaali ahaa u aasaasay shirkada lipton |

Siduu Ninkaan Soo Galootiga ah u dhisay Imbiraadhooriyad Dhaqaale | Lulu Hyper Market .

Geelle Bashiir waa khabiir ku shaqeeysta Online Business.

Gurigaad joogtaa ? | Shirkada Guriga ka bilowday | waxaad qabataad la'dahay ?

Israaiil oo Ceebaysay Cirro & Iiran oo Duqeysay Telabiib!

Qisada darbijiifkii aasaasay shirkada Luis Vuitton

Jeebkaada Muxuu u Maranyahay ? | Buugaan Ayaa Xalka Kuu Hayo .

Waxaad Tamanin Lahayd in Horay aad laguugu Sheegi lahaa 5taan Shay .

SHEEKH MUSTAFE┇► AI-GA MIYUU KA AWOOD BADAN YAHAY AQLIGA BINI’AADAMKA? - 2026 ⁴ᴷ

Muqiim | Fandhaal Podcast 74 | Nolosha Khaliijka .

Siday 8 dan qodob Dadku iskugu Dhaafeen ┇►ustaad xamse xabiib ┇@maanSide

Ninkaan Dhalinyarada ah siduu Ku noqday Bilyaneer ?| Ritesh Agarwal |

Buuggii aad raadinaysay | Almaajarayaat | Ha yaacdada maanta taagan |

Sheekada Abdi Hassan Wiil Dhalinyara oo Millionaire ah | Moon Podcast⏸️

Fikrad Yar oo malaayiin dhashay | Qisada shirkada Uber | Muhiim

Qatar Xamaali ayaan u tagay, Maanta ACCA Mentor ayaan ahay

WARBIXIN LABA GABDHOOD OO WALAALO AH AYAA HAL ABUUR SHAQO KA SAMEEYEY GUDAHA CAASIMADDA.