1:00 PM CLEANING MOTIVATION NORMAL LIFE (nadafad dhiiro galin ah )
Nimco Life Vlogs 🌸 ✨ Nimco Life Vlogs 🎥 Halkan waxaan idinla wadaagaa noloshayda maalinlaha ah si dabiici ah & daacad ah. 🏡 Waa vlog ka turjumaya nolol caadi ah, hawlo guri, daqiiqado yar yar oo farxad leh, iyo waaya-aragnimo dhab ah. 💛 Ma aha wax la iska dhigay — waa nolosha sida ay tahay, qosol, daal, farxad iyo barasho. 🌸 Haddii aad jeceshahay content run ah, degan oo qalbi taabanaya, halkan waa meeshaada. 👀 Follow oo ila noqo safarkan nolosha. #NimcoLifeVlogs #NormalLife #DailyVlogs #RealLife #SomaliVlogger #LifeAsItIs #SimpleLife Video-gan aniga ayaan duubay kuna muujinayaa sida aan subax walba guriga u nadiifiyo. Ujeedadu waa dhiirrigelin, nadaafad iyo deganaan maskaxeed. Ku raaxayso nolol maalmeedkeyga, vlogs xiiso leh, safaro yar-yar, cunto karinta, iyo waxyaabo dhiirrigelinaya. Daawo, ku raaxayso, oo nala soco safarkayga nololeed! ✨ #nimcolifevlogs

Xisaabta Bishan Oo Dhan! Lacag Badan Mise Yar?

4:00 AM MORNING NORMAL LIFE HOOYO CARURTEDA U KALAHEYSA

1:00 PM – 3:00 PM | Quick tips / hacks | Sidee isku qasbi kartaa inaad shaqeyso markaadan rabin?

MAREKAN 🇺🇸 JOGIS MALEH OO NINKII SOMALIDA TAGERSANA OO

ADEEGA BISHA SIDAAN UKALA HABAYSTO 🍒🥑🍆🌶🫑🥒🥬🥦🧅🥕🥝🍍🍌

Routine🥀 really life Nadafada guriga deep clean 🧹🪣hooyo shaqo strong💪 mom 👩🍼

SUBAC QURAAN SAAR MANTA WA LETUCEYAY AL HAMDULILLAAH #farhiyo_hareed

HEES CUSUB HODAN ABDIRAHMAN SO DHAWEYNTII SAHRA SOMALI 2026

Daily routine subax ila galab

WAA MARKI U HOREYSI OO CIYALKA U WADI GURIGA SABRİİN FAMILY TIME BY FARTUN HAPPY

VLOG GURIGEENA DARU SALAM

JUMUAH MUBARAK/BY HOOYO IYO GABDHAHEEDA 🏡 🌷

Sidan U Hagaajiyay Qolka Gabdhaha 💖

JADWALKEGA IYO WAXA AAN QABTO ROUTINEKEG DAILY LIFE BY FARTUN HAPPY

SIDA LOO SAXO NUMBERKA FIRIJKA QUDAARTANA BARAF KAGA DHALIN

"4 AM Routine That Will Change Your Life" Subaxa Saacadda 4: amGuusha ay ka bilaabato normal life

ADEGA BILAHA +QUDAAR+SHOPPING🛍️🛒/ 💸$123 DOLAR MAXEY NOO GOYSAY KALAY NALA SOO ARAG❤️🫶🏽

NORMAL LIFE IN SOMALIA 🇸🇴 | MORNING ROUTINE | Jadwalka Subixi Ee Guriga Hoyo🥰

Cadarka Qadarenka ku sameeso Gurigaaga ✅simple Life

