Magaalada Hal Tallaabo U Jirta Inay Noqoto Jasiirad 🇸🇱
Xaafuun waa magaalo ku taalla cirifka bari ee Geeska Afrika, kuna dhow inay noqoto jasiirad Waxay leedahay hal waddo oo dhulka kaga xiran, halka saddexda dhinacna ay ka hareeraysan tahay badda. Muuqaalkan waxaan ku daah-fureynaa: • Sida ay reer Xaafuun u cabbaan biyaha badda oo la macaaneeyay • Waddada kaliya ee magaalada laga soo galo iyo halista ay wajahayso • Sunaamigii 2004 ee burburiyay magaaladii hore • Sida magaalo cusub oo ka fog badda dib loogu dhisay Xaafuun Sidoo kale, waxaan idin la wadaagaynaa taariikh, juqraafi, iyo nolol maalmeedka dadka Xaafuun — magaalo leh sheeko, adkaysi, iyo rajo. Haddii aad jeceshahay muuqaallo ku saabsan dalxiis, taariikh, iyo goobaha qarsoon ee Soomaaliya, fadlan: 👉 Like saar 👉 Comment reeb 👉 Subscribe samee #Xaafuun #Hafun #Somalia #SomaliTravel

Kosovo: Dagaalkii Beddelay Dalkaan | Hore iyo Maanta

Shaqada ugu dhimashada iyo lacagta abadan ayaan ka shaqeeyaymaanta dhan

Maxaa Loo Yiri Koonfurtu Buuro Maleh ?!!

24 Saacdood ayaan ku noola janada qarsoon ee Puntland

PUNTLAND DAL MISE GOBAL SIRTA QARSON

MA DHAB BAA IN GODKANI UU AAKHIRO U DALOOLO?!

Layaabka Cali Sabiix 1/4 : La Soco Qeybaha Dambe Oo Aad U Xiiso Badan

XOG: Waxay Dileen Aabahay Anigana Inay I Dilaan Bay Doonayeen" Axmed Shell oo Qiso Cajiiba Kawaramay

Sheekada Ninka Soomaaliga Ah Ee Doortay Nolosha Miyiga Dalka Togo 🇹🇬 | Part One

Magaalo Casri Ah, Nolol Raqiis Ah Iyo Shacab Wanaagsan. Baku Azerbaijan

XAAFUUN: SIDEE LAGU TAGAA? NOLOSHU WAA SIDEE?

HAL-ABUURKA IYO FURSADAHA GANACSI EE MAANTA JIRA – MAXAA KAA QARSOON?

Geesalay:-Beerta Timirta ugu wayn geeska afrika |City with the most date palm trees in the Africa

Booli Moog, Gacanka Maroodiga | The Elephant Cape

NINKA UGU GEELA BADAN SOMALIDA📍| The man with the most camels in Somalia🇸🇴 |

Waan Ka Qoomameeyay Inaan Galo! 😱 | I Regret Entering This Place! 😱

SAFARKAYGII KUDHAA – MAGAALADA BADDA KELIYA LAGA GALO || THE CITY YOU CAN ONLY ENTER BY SEA

Magaaladii badu qaaday 😱| The city swallowed by the sea |Tsunami 2004

WAXAN TEGAY JASIIRAD CIDLO AH | I FOUND AN ABANDONED ISLAND

