Xuduudo sameysi | Boundaries

Fiidiyowgaan waxaan kaga hadlaynaa muhiimadda xuduudaha iyo sababta ay dad badan ugu adkaato inay dhigaan. Haddii aad mar walba dareento: • Daallo • In lagaa faa’iideysto • Inaad ka baqdo “maya” inaad tiraahdo • Ama aad dambin dareento markaad naftaada doorato Fiidiyowgaan adigaa loogu talagalay. Xuduuduhu ma aha inaad dadka ka fogeyso. Waa inaad ilaaliso waqtigaaga, tamartaada, iyo naftaada. Waxaad ka baran doontaa: • Sababta xuduuduhu marka hore u adkaadaan • Sida loo yiraahdo “maya” adigoo kalsooni leh • Farqiga u dhexeeya is-jeceylka iyo is-qabowga • Talooyin fudud oo aad maanta bilaabi karto Haddii ay wax ku anfaco, like saar, share garee, oo subscribe samee si aad ula socoto casharro iyo dooddo kobcinaya noloshaada.

Forced marriage| Guurka Da’da Yar, Guurka La Isku Doorto & Guurka Jacaylka
▶︎

"11 Sanno oo Qalbi Jab Ah: Qisadii Sucdi iyo Siday u saameysay!"

Haddii Aad Rabto Inaad Noloshaada Dhaqaalahaaga Fikirkaaga aad Bedesho 4 Buug Ha Moogaan!

30 cashir aan bartay ilaa 30 jirkeyga | life experiences

Nin Aan Ku Doonayn Daba Orod & Naxariis Kuma Soo Jeesto😢

    Episode 1: Red Flags vs Green Flags in Friendship & Relationships 🚩💚 | Urafiki na Mahusiano

YAA DILAY RIIM!!@SawdaBillan
▶︎

YAA DILAY RIIM!!@SawdaBillan

“Waxaan Ka Bilaabay Maqaayad… Maanta Bangi Caalami Ah Ayaan Ka Shaqeeyaa.” Eng Ikraan

How to Love Yourself | Sida Aad Naftaada U Jeclaan Karto oo Aadan Iska Luminin

TOXIC RELATIONSHIPS | XARIIRADA SUNTA AH | guntiino podcast

😱 XANUUN! WA JECLA LAKIN JIRDIL IYO BAHDILU IIGESTAY, NAAG KALU GURSADAY

Sheeko:Wax aysan fileyn ayaa ku dhacay, sidee iskugu filnaan kartaa gabadhu? xiriika beenta+xogkale.

أرح سمعك وقلبك بالقرآن💛🎧 وأستمع لتلاوة هادئه بصوت محمد هشام | راحة نفسية😌 | Mohamed Hesham

Qiimaha gabadha iyo Bulshadeena | Guntiino podcast

ARGOOSIGII MADAR IYO KARTADII WADXA!!@sawdamqaalib

SHUKAANSIGA MAANTA | MODERN DATING | GUNTIINO PODCAST

Sida aad Naftaada usoo ceshan laheyd | Detachment

Dambiyada, Ducada iyo Filashada.
▶︎

Dambiyada, Ducada iyo Filashada.

EXCLUSIVE: Amniga Internet-ka| Cyber Security Sidee Loo Bartaa? |The dark web .1/2

𝐗𝐀𝐍𝐔𝐔𝐍&𝐂𝐀𝐋𝐎𝐎𝐋 𝐗𝐔𝐌𝐎"ninkii i koolkoolin jiray ayaa  igu xumaaday guurka kadib" Qiso yaab badan.