Kalmad Waano ah oo Ku Socota Ardayda Cilmiga Baranaysa || Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi《حفظه الله》

Duruusta Cusub ee uu leeyahay Sheikh Cabdullaahi Barbaraawi Waxaad Ka heli Kartaa webka Sheikhu uu leeyahay ee ah www.barbaraawi.com waxaana laga hela Dawrooyinka Cusub iyo Muxaadarooyinka Cusub iyo Duruusta Cusub iyo Khudbado Cusub. #SheikhCabdullaahiBarbaraawi_Channel