Cumar Shooli (Dawadii Naftay)
Heestii Cumar Shooli Dawadii Naftay (with lyrics & random pics from Somalia) wanaag baan kugu ogaayeey waligay kuma ilaawoo waxuunbaa ku walaacinaaye walaalnimo aan ku waarno wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su'aal baad igu wadaayee waagii baryaba naftaydaay adaa walaac ku abuuree maxaa waajib weyn na saaran adna aad ka weecanaysaa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaaye daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su'aal baad igu wadaayee warsan baan kugu ogaayey waaxyahaygii baad ahaydee wadajirkeena oo wacan maxaad u wareerinaysa wadnahaygii baad ahaydee taan dunida ka weheshenaayey dadkoo idil ka daawanaayeey daawadii naftay ahaydeey samantaa la wada wadaagaa hoy sirta laga wada xumaadaa subaxdii eebe keenaba su'aal baad igu wadaayoo

Bini Aadannbaa Tahay

Cumar shooli ladabaalo caashaqa lyrics

Oradyahan Abdi Bille Abdi oo ka waraystay arinti ku dhacday Garsoore Omar Artan

Baladwayn

Ceeb waxey qatar sameysay!| Albaab kalana wuu u furmay lacagna wuu helay cumar cartan| weerarka caaw

cumar shooli hablaha dalkeena | haku daayo caashaqu | sidaan kuu dul taagnaa | ama daacad inoqo

Cabdi Tahliil Warsame | Heesta Ugaaso I with Lyrics

Juba's Great Songs

Cumar shooli Dusha haygaxaganine la dabaalo caashaqa lyrisc 2021

Xasan Aadan Samatar Heestii _ Beledwayne ( Original Kaban ) _ Hees Qaraami Xul ah Lyrics

GURYO SAMO Alahayow Maxamed Tubeec ft Fadumo Mandeeq|New Somali Music Video 2026 (SomaliVibe Remix)

hees sholi hablihii dalkeena dhn.mpg

Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"

Dood Kulama Wadi Karo

Caashaqa haween by cumar dhuule

Ruun

Heesta- Taar (Dhedigaba aduunbaa) Maxamed Xasan Xuseen - Lafoole

Heestii Banadir Hobalada Wabari Iyo Hodan.Idil.Rasta.Idle Yare In Mugdisho By Aflaanta Studio 2016

