|Ma ogtaha faa'iidooyinka sadaqadu nolashada kusoo kordhinayso||11 faa'iido ||farxad||
Muuqaalkan waxaan ku sharxayaa 11 faa’iido oo ay sadaqadu leedahay, kuwaas oo si toos ah u saameeya noloshaada: risqiga, caafimaadka, farxadda, qalbiga iyo aakhirada. Sadaqadu waa daawo, waa furaha barakada, waana sababta ugu weyn ee Alle kuu kordhiyo rizqigaaga, kuugu dhaafo dambiyadaada, kuna badbaadiyo masiibooyinka. Haddii aad tahay qof doonaya: In risqi laga furo In dhibaato laga saaro In qalbiga farxad laga helo In Alle kuu naxariisto Muuqaalkan si dhab ah u daawo ilaa dhamaadka. Waxaad baran doontaa wax aan lagugu sheegin marar badan. Fadlan: Like saar 👍, Subscribe dheh 🔔, kuna share garee walaalahaaga si ajar kuu gaaro. Lambarka madarasada WhatsApp: 👉 https://wa.me/252702124930 #ogaansho #omar inshar #asad hagio #dadwaynaha #qiso #Sadaqo #FaaidooyinkaSadaqada #MuxaadaroSomali #DiintaIslaamka #IslamicSomali #Risqi #Aakhiro #QisooyinIslaami #KhudboSomali

Muxaadaro cusub ramadaanka sidee ugu faaiidaysanaysaa||2026||Sheekh Mustafe||

Qiso Cajiib Ah Fadliga Mucjisooyinka Istiqfaarka Oo La Joogteeyo Sheekh Hassan Jamici 2026 #wacdi

ህልም እና ፍቺው በኡስታዝ አለላህ መህዲ ! #fyp #viral #foryoupage #viralvideo #motivation @Mubarekpodcast

JOOJI Caanaha Lo'da! Waa Sun Qarsoon & 5 Xanuun Oo Ay Keenaan (Dairy Inflammation)

Daawo: Sh xasaan Oo Runta U Sheegay Raga Dumatka Qayliya Badan Qabo

Hadii aadan ku dhawaaqi karin erayada || maanta baro sirta||@misbaax podcast

CILMIGA GALMADA : 6 wado oo ey dumarku maraan si u helan RAAXO full ah , Halka ninku?. Sh A bashir

KISA CHA KUHUZUNISHA CANADA //Sheikh Othman Maalim

أذكار الصباح - راحة نفسية لا توصف بصوت القارئ علاء عقل | Morning Athkar - Dzkir Pagi by Alaa Aql

Nolosha Guurka, Qurbaha & Singlenimada Haweenka Soomaaliyeed

Aduunyada Ha Israacin ☝️ فلا تغرنكم الحياة الدنيا - Sh Mustafe - Muxaadaro Qiimo badan @eegmada

Dr Maxamed Xasan Cuntooyinka Soomaalidu miyay keenan Wadno Xanuun???

Sirta iyo Faa’idada digriga laga helo sheekh Maxamuud xaliike

Marka Daal Iyo Caajis Kugu Bato intan samey || Dhegayso | Sheekh Mustafe

أذكار الصباح - راحة نفسية لا توصف بصوت القارئ علاء عقل | Morning Athkar - Dzkir Pagi by Alaa Aql

Waligaa Qofna Ha Baryin_Sheikh Mustafe

Qisooyin Cajiib ah | Sh xasaan | Qisada saxaabigii Aabahaa so Dil Nabi Kuyiri | Qiso xanuun badan

QOFKII ALLAH KU XIRNAADA WUU GUULAYSAN

Caalamka Islaamku Dadka La Dagaalamayaa Waa Noocee? | Sh Cabdiraxmaan bashiir

