XARSHIN: MAGAALO SOO MARTAY TARKHIIKH XANUUN BADAN 🇪🇹🥹
Socdaal aan ku tagay Xarshin – magaalo taariikh iyo xanuun wada xambaarsan. Waxaan la kulmay dad waayeel ah oo ii sheegay waxyaabo aan la ilaawi karin. Muuqaalkan wuxuu xambaarsan yahay dareen, xigmad, iyo xusuus. Daawo ilaa dhammaadka #somali#vlog
