HANOOLAATO Qeybti 2-aad Taariikhdii Sh Maxamed Macalin Xasan Waxaa ka hadlaya Sh. Almis
Sh.Maxamed Macalin Xasan yaa la dagaalay ma kacaanki hanti wadaaga mise wadaaddo sacuudigu maalgeliyo ? London (HANOOLAATO)- Shiikh Maxamed Macalin Xasan oo ahaa caalimki ugu weynaa ee xagga ikhwaanka ee dalka Soomaaliya ayaa lagu tilmaamaa in uu ahaa Shiikhi ugu horeeyay ee dusha ka mariya Tafsiirka qur'aanka kariimka ah oo isaga ka hor ay culimadu adeegsan jireen kitaabka isfasira ee jalaaleynka. Shiikha waxaa uu haystay mad-habta Shaaficiyah laakin waxaa dagaal ku qaaday wadaado ka soo horjeeda caqiidada Ashcariga iyo mad-habta Shaaficiyada ee ay haystaan inta badan Muslimiinta adduunka ku nool. Wadaada Shiikha ka soo horjeeday ayaa rumeysnaa in aysan sax ahayn caqiidada ay haystaan muslimiinta shaaficiga ah ee ay dhamaan ummadda Soomaaliyeed haystaan. Shiikha waxaa uu ku dhashay Soomaaliya waxa uuna wax ku bartay Soomaaliya iyo sidoo kale dalka masar labada waddan dadka ku noolna waxay haystaan mad-habta shaaficiyada. laakin Sacuudiga oo ka soo horjeedo fikradaasi ayaa maalgaliya la dagaalanka mad-habta looga dhaqmo Soomaaliya. Waxaa ka sheekeynaya Shiikh Almis Sh Yahya Sh Ibraahim oo kamid ah ducaada Soomaalida waxaana wareysigan duubay HANOOLAATO

HANOOLAATO Qeybti 1-aad Taariikhdii Sh Maxamed Macalin Xasan waxaa ka hadlaya Sh. Almis Sh Yaxya

Why didn't he get up from his seat, Sheikh Hassan | Sheikh Abdirahman Bashir

jwb ku Socota Wadaadki wahaabiga ahaa e Si khaldan wax u fahmay | Sh cabdulaahi madoobe | Daawo he 👀

Su'aalo iyo jawabo sheikh maxamed macalin

GEEDFADHI#34: Dr. Cabdiwali Gaas iyo waayihiisii siyaasadda iyo tacliinta.

Daawo Dhacdo xanuun badan oo uurkutaalo leh.Sheekh M.Macalin,sheikh ibn baz & Mohamed Siad Barre

DEG DEG: ISRL oo weerartay IRAN: Dagaalkii oo So laabtay & Wararkii ugu dambeeyay

QISADII GEESIGii islaamka Baraa binu Maalik ➤ SHEEKH SAALAX MACALIN @NUURSIDE91

DR. AFYARE CILMI : XUSUUSTA SH. MAXAMED MACALIN XASAN

Sh Maxamed Garyare - Wareysi 3/6 - Habeenka cinqilaabku dhacayo gurigeyga ayaan ku shireynay

Ali Harare, Sh Xassaan Xuseen Iyo Jawaabti Majeerteen La Siiyay

Taariikh Nololeedkii Shiikh Maxamed Macalin (Caalimkii Somaliyeed) BBC wareysi

GEEDFADHI#34: Dr. Cabdiwali Gaas iyo waayihiisii siyaasadda iyo tacliinta.

SH.XASAN DAAHIR AWEYS OO SI KULUL UGU JAWAABAY DR MAXAMED DAA'UUD IYO ARINTI SHEIKH MAXAMED MACALIN

BARN.1AAD: MARKALE WAR DEGDEG AH: IRAN IYO AWLADEED OO SAAKAY ISRA GARACAYA, WALEE NTANYHU WALOYABA

MACALLIN XIITO WAXAA LA IGU KARI WAAYAY SALAADA IYO SOONKA MAANTANA WAA INDHABEELAY QISO CAJIIB AH

Shukri Aadan Shire I Wareysi buuxa I Ma ogin Sabab na loo ciqaabay I Rec. July 2022

Wareysi ay BBC Soomaali la yeelatay Sheekh Maxamed Macalin sanadkii 1994.

Su’aashii Ugu Khatarsan Ee Qof Walba Maskaxdiisa Ku Jirtay… Ugu Dambayn SH Umal Waa La Weydiiyay

