Safarkii Wal-walka | Doobiile Sadiiq Badhjoog Xamar Maxuu Kala Kulmay ? Qaybta Farxadda Part 3
Safarkii Walwalka | Qaybta Farxadda Farxaddu kuma timaaddo si kedis ah… waxay ka dhalataa dhibaato loo dulqaatay, riyo la ilaalshay, iyo safar aan la joojin. Qaybtan gaarka ah, Doobiile Badh-Joog ka ma ka warramayo murugo—wuxuu ka warramayaa maalintii qalbigiisu nastay. Waa markii walwalkii dheeraa uu u beddelay sheeko lagu qoslo, iyo riyo rumoowday. Safarkiisu wuxuu noqday mid ka baxsan Intii dadka caadiga ah ay safrayeen. 13 diyaaradood ayuu laba bilood ku safray, magaalooyin kala fog, dad iyo xusuus aan la tirin karin. Hargeysa ilaa Muqdisho, Beledweyne ilaa Ferfeer, Kismaayo, Baydhabo, Garowe iyo Laascaanood—ugu dambaynna Jigjiga, halkaas oo uu dib ugu soo laabtay gurigiisii. Qaybtani waa dareen, ma aha keliya muuqaal. Waa cod rajo leh oo ku leh: “Haddii aan adkaystay, adna waad adkaysan kartaa.” • ALI DHAANTO CALI DHAANTO DHAANTO CUSUB TIM... • DHAANTO CUSUB DIRGAAX - JIGJIGA DHAANTO PA... For all inquiries email [email protected]

Safarkii Wal-walka | Doobiile Sadiiq Badhjoog kismayo Maxuu Kala Kulmay ? Qaybta Farxadda Part 5

Safarkii Wal-walka | Doobiile Sadiiq Badhjoog Xamar Maxuu Kala Kulmay ? Qaybta Farxadda Part 2

Sadiiq iyo canimadii meel siyaasadeed la gashay Qaybti 3aad - Hargeysa & Jigjiga maxaa u dhaxeeya

Qaybta 7aad Sheekada Safarkii Wal Walka {Daawo Doobile Badhjoog Qisodii Africa, Asia ilaa Yurub}

Her waqooyi shar iyo khyarba dadka way ka horeeyan Qabyaalad tii ugu wanaagsanayd ayaa Ceerigabo

Burco wa magaalo cajiiba! | Gobolka Togdheer

Doobiile Sadiiq Badhjoog & Hargeysa waxii uu kala kulmay / Safarkii Walwalka | Qaybta Farxadda Part1

Shucayb iyo shariikadiisu waxay ku keeneen guryo aad hadba meeshii aad rabto ula guuri karaysid

Sheekadii Burco & Doobiile Sadiiq Badhjoog / Maxaa Lagu Xidhay Doobiilaha ? Somaliland Maxuu Kuso..

GEEDFADHI#28: FAHAD YAASIIN IYO SIYAASADDA & SIRDOONKA

Ninkii 18 Sano Qurbaha Ku Maqnaa oo Sabab Layaab Leh Dalka ogu Soo Laabtay - Doobilihii Soo Jabay..

Safarkii wal walka qaybtii 5 aad waa meel xasaasiya qosolka ceshada

Doobiile Sadiiq Badhjoog - Safarkii Baydhabo Qaybta 7aad / Doobilihii Uhoreeyay 11 Diyaaradadood..

Waa Kuma Wiilka Xasuustii Fannaan Samatar dib u Soo celiyey.Waraysi Xiiso leh.

Qaybta 10 Aad - Safarkii Wal Walka - Sheekada Doobiile Badhjoog Daawo Qaybaha ogu Xiisaha Badan..

Nasiib-darradu Ma Guul Bay Noqon Kartaa? | Sheekada Suhayb oo Xaalado Adag oo Nololeed Soo Maray

Xamse Shaacir & Xariir Koosar / Sheekada Safaradii iyo Waxii Ay Lasoo Kulmeen Daawo. Part 1 Upcoming

Waxaan Ka Shaleeyaa Inaan Imaan Ivory Coast Xili Hore🇨🇮 | Cabdirisaaq

Ganacsadihii Maydka Jiitay - Waraysi aad la yaabi doonto oo ka hadlaya xaalado adag / Full Waraysi

