Magaaladii isku xirtay Afrika iyo Dunida - Saylac || Zeila Africa’s Trade Hub

Saylac – Magaaladii Taariikhda iyo Ganacsiga Saylac waa magaalo xeebeed taariikh leh oo ku taalla Gobalka Awdal, kana mid ahayd xarumaha ganacsi ee ugu muhiimsanaa Geeska Afrika. Waa magaalo leh dhaxal qadiimi ah oo soo jiray in ka badan kun sano, waxayna ahayd xarun muhiim ah oo isku xirtay Afrika, Carabta, iyo Aasiya. Muuqaalkan waxaan ku eegi doonaa: • Masaajidka Jaamaca ee Qadiimiga ah – mid ka mid ah masaajidda ugu faca weyn Afrika. • Burburka iyo dhismaha taariikhiga ah ee magaalada. Saylac waxay ahayd xarun ganacsi, cilmiga diinta, iyo dhaqan, taasoo door weyn ka qaadatay fidinta Islaamka iyo isku xirka quruumaha kala duwan. Waa meel ay taariikhdu weli ku nool tahay! Follow me: Snapchat: https:/ /www.snapchat.com/add/geedisahan Facebook:   / geedisahan   Instagram: https:   / geedisahan   ==============================================

Jasiiradda Waddada Xujeyda : waddadii hore ee Qarsoon ee Kacbada - Jasiiradda Koomaali
▶︎

Wareysi Amb Salaad Cali Jeeleee aragtidisa xiliga uu ku egyahay mudo xileedka Mw Xasan Sheekh

Waxaan Booqday xaafada Hooyadey | Xamarweyne 🇸🇴

Calaaculle, Dad Aan Cabashada Aqoon | Documentary

HARGEYSA WAY ISBEDDESHAY! 😱 SIDEE  U EGTAHAY 2026

Safarkaygii ugu Dhibta Badnaa 😱 & Goobta lagu aas-aasay Heesaha cusub ee Soomaaliga!

Boqol Sano Kahor, Butiyaalo Maxaa Ka Dhacay?

My Weekly Routine - Lied to and Cheated - CLK KOMPRESSOR turns out to be a TOTAL SCAM!

Magaalo wax walba Labo yihiin - The Story of Galkacyo

JASIIRADDA AAN LA OGEYN EE UGU KALLUUNKA BADAN 🏝️ JASIIRADDA SULUKHSIA - Episode 1

GEEDFADHI#28: FAHAD YAASIIN IYO SIYAASADDA & SIRDOONKA

Nolosha Garissa 🇸🇴🐪 | Soomaaliya Ma U Egtahay? 😮

SAFAR HALIS AH BUURTA UGU DHEER 🗻 24 SAAC OO HURDO LA’AAN - BUURTA SURUD.

Taariikhda Beesha Ciise ee magaalada Saylac. History of Saylac & Issa ....

MILXO!! Magaladii dahabka dadkeedu qani wada yahay

Guurka Somalidii Hore Iyo Xulashada Gabadha Quruxda Badan - idaajaa

Ileyskii la illoobay -  Kulliyaddii Lafoole

Safarkii Ceelasha Milixda / Cusbo ugu weyn ee Bariga Afrika - the largest salt mines in East Africa

Maxaad ka taqaanaa taariikhda Saylac ee aad qadiimiga u ah

DHULBARAHA DUNIDA MEEL AYSAAN SOOMAALIDA OGEYN | HIDDEN EQUATOR IN SOMALIA 🇸🇴