BAASABOORKA: XABSIGII NOLOSHIISA SAAMEEYAY
Waa qisada nin Soomaali ah oo muddo 15 sano ah xabsi ku jiray. Sida uu dembi dil ah ugu dhacay iyo sababihii keenay. Maalmihii xabsiga iyo xaaladihii uu la kulmay. Caqabadihii qoyska iyo bulshadii uu ka dhashay. Casharradii uu ka bartay qaladaadkii, iyo tallaabooyinka uu hadda qaaday si uu noloshiisa u beddelo. Wareysigani ma ahan kaliya sheeko; waa wacyigelin iyo digniin ku socota dhallinyarada, waalidiinta, iyo bulshada. Waxaan rajaynaynaa in qisooyinkan ay dhiirrigelin u noqdaan kuwa raba in ay isbeddelaan. Fadlan la wadaag asxaabtaada. Thank you for watching! ━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━━ Don't forget to subscribe! -

▶︎
GEEDI-SAHAN: WUXUU U SAFRAY IN KA BADAN 50 WADDAN OO CAALAMKA AH.

▶︎
HAL-ABUURKA IYO FURSADAHA GANACSI EE MAANTA JIRA – MAXAA KAA QARSOON?

▶︎
WAREYSI Xogta dariiqa dheer ee Tahriibta Maraykanka iyo Wariye Maxamed Somali.

▶︎
Uurkeedi Beenta Ahaa Ayaa Laga Shakiyay, Kadibna Fikirkaan Ayay Keentay.

▶︎
#Exclusive I Jamaal Osman - Wareysi 1/2 - Waan ka diiday in aan qasab ugu jaajuuso #sirdoonka #UK

▶︎
Xaguu ku dambeeyay Boqorkii Qosolka Soomaalida Mataan Ali | True Story | 42 sanno o Qurbaha ah

▶︎
EXCLUSIVE |Siyaasadda Soomaaliya|halgankii Soomaalida. Xadaaraddii Reer Galbeedku Halkee Maraysaa?

▶︎
Ganacsadihii Maydka Jiitay - Waraysi aad la yaabi doonto oo ka hadlaya xaalado adag / Full Waraysi

▶︎
Shukri Aadan Shire I Wareysi buuxa I Ma ogin Sabab na loo ciqaabay I Rec. July 2022

▶︎
Wiil ka mida Somalida Mafia da Italia diin la,anta aha & kiiskii dilka dunida qabsaday gabar u jecla

▶︎
Fasaxii shaqada ayey ii diideen anoo xanuusan ilaa aan dhulka ku dhacay 😢 sheeko murugleh.

▶︎
Ganacsade Indhabuur wuxuu shaqaaleysiiyay dadka u dhashay in ka badan 48 dal.

▶︎
DAAWO SHEEKADA: Maxbuuskii Xabashida ka yaabiyay dagaalkii 1977-kii. WAREYSI

▶︎
Qisada 121 Maxbuus oo soomaali ah oo ku jiray Xabsiyo ku yaala Inida| Qisoyin aan Hore loo tabin|

▶︎
“ Waxaan Sameeyay ka badan Kun Duulimaad, inta badan Garoomada Soomaalida...” Duuliye Xamse Daahir.

▶︎
Noloshii adkayd iyo waayahii Baaquli Boy.

▶︎
SOOMAALIYA QEYB NAARTA KAMID AH | GABAR SOOMAALI FARXADAAN KA HELI LAHAA GEEDAHA AAN KA HELAA?

▶︎
GALKA DHAGAR QABAHA OO KU SAABSAN MASIIBADII AGOOYE EE IDIN SOO BANDHIGO CID. FADLAN DAAWO

▶︎
Qisada tobanka dumarka ah ee tobankoodii nin falanqeeyey.

▶︎
