MAXAMED BK/ HEESTI SUQRA /2022 LYRICS
MAXAMED BK, heestii SUQRA LYRICS suqraay waan ku doortoo inta dumar mar xidhatiyo intaa dunida joogtaba duntaan adiga kugu xidhay dayac kaagamaan tagin dantu maalin kuma qaban dibin daabyo iyo ceeb dilmadana ka caagani ana waad i deeqdoo dadkaan kuugu jecelahay dawadii naftaydaay dookhaygii baad tahay dunidaaba kala dhiman dar allaay qabyo u tahay dadaal oo kasii badi dacar yaanay kugu noqon dagalkaynu joognana doog baa ku yaaloo diri baa ku hooree ku ducayso waligaa ana waad i deeqdoo dadkaan kugu jecelahay dawadii naftaydaay doookhaygii baad tahay

▶︎
Dardaaran BK iyo Nimco Yaasiin 2015

▶︎
FARXIYA FISKA & QOOMAAL HEESTA LAABTA IGU QABO 2017 HD

▶︎
MAXAMED CIRO IYO XAMDA QUEEN (WAAN NAAAXI LAHAA) HEES CUSUB HD

▶︎
Maxamed Bk Saynab

▶︎
MAXAMED BK┇ JACAYL WADKII GALAY ᴴᴰ ┇LYRICS

▶︎
HABOON NUURA - DUCADI WALAYAQBALAY

▶︎
Maxamed Bk - Inan yahay adan ka helaa (Official Video) Laaska

▶︎
Hassan A Samatar - Baladweyne (Lyrics)

▶︎
Mohamed BK Heestii HABOON Lyrics 2013

▶︎
Iskilaaji | Dhaqso iigu Soo Noqo| New Somali Music Video 2024 (Official Video)

▶︎
MAXAMED BK QOF WEYN ANI IIMA TIHID LYRICS HEES CUSUB

▶︎
Haduu Onkadyahay Jacaylku (Maxamed Siciid BK)

▶︎
XARIIR AXMED HEES CUSUB DHEEMAN LUULA ( LYRICS ) 2018

▶︎
Maxamed Bk (Been Go Lagu Daday) 2015

▶︎
MUSTAFE KANTE - DAYAX BAND BARNAMINJKA ZANKA

▶︎
Kaaba|HD|Lyrics - Maxamed BK

▶︎
MAXAMED BK 2017 HEESTII SANADKA DHULKA SOCO IN KUGU FILAN

▶︎
Hoodiyo Ayaanley By Maxamed Bk HCTV HD

▶︎
Khadra Sinimo (Wiilow) HCTV 2013

▶︎
