QISADII DHAXMARTAY XAJAAJ IBN YUSUF ATHAQAFI IYO WIIL YAR
Qiso dhex martay Xajaaj bn Yusuf oo ahaa amiirkii Ciraaq iyo Shaam iyo wiil yar oo Ilaahay xikmad iyo cilmi ku manaystay oo ka dhashay qabiilka reer banu Haashim. Qisadani waxay dhax martay Xajaj binu Yuusuf al-saqafi oo aad wada garanysaan oo amiir ka ahaa dhulka ciraaq dawladii umaawiyiinta xiligeedii iyo will yar oo ka dhashay reer Binu Haashi, xajaaj waxaa abtiyaal uahaa reer binu umaya oo mucaawiye ka dhashay, wiilkuna waxaa uu isir ahaan ka soo jeeday binu haashi oo cali binu abuu daalib ka soo jeedo dagaalna uu ka dhaxeeyay labdan qolo ee reer binu haashim iyo reer binu umaya. Qisadu waxay ku bilaabmaysaa in maalin maalmaha ka mida ah uu xajaaj binu yusuf alsaqafi oo amiir ka ahaa wadanka ciraaq uu maalin u baxay ugaadhisi si uu ugaadhsi u soo samaysto,xajaaj markii uu banaanka magaalda uu maraayo ayaa waxa uu la kulmay wiil yar oo gacanta ku haya xadhig ay sagaal EY ku xidhan yihiin, xajaaj waxa uu soo dul istaagay wiilkii yaraa waxaana uu waydiiyay suaal, waxa uu yidhi wiilyahow yari maxaad samaynaysaa. wiilkii yaraa inta uu kor u eegaybuu waxa uu yidhi waxaad ii sidaa war aanan ku farxin,waxaad igu eegatay idhodadka lagu liido,waxaad igula hadashay hadal islawayni ku jirto,hadalkaagu ruux isla wayn buu u eg yahay, caqligaaguguna caqli dameer buu u eg yahay, xajaaj waxa uuyidhi ima garanaysid miyaa?Wiilkii yaraa waxa uu yidhi wajigaaga madawgiisa ayaan kugu gartay markaad hadal igu bilawday adigoo i salaamin, xajaaj waxa uu yidhi waar hooge soow ma ogadi inaan xajaaj binu yuusuf ahay? Wiilkii yaraa waxa uu yidhi illahay gurigaaga ma soo dhaweeyo, martidaadana kuuma sooro, hadal badnidaa oo karaamo darnidaa. Subscribe to our channel for more videos and updates. THANK YOU FOR SUBSCRIBING.

Qisadii Xajaaj bin Yuusuf.||Sheikh Dirir||

Sheekadii Dhaashane Iyo Dheeho

Wiil Waal & cigaal Iley Qiso Suugaaneed oo Cajiib "Qoraa Idaajaa"

Qisadii Nabi Ciise Dhalashadiisa | Part1| Sheekh Xasan Ibraahim Ciise

Waa qisadii Xajaaj Bin Yusuf iyo Saciid binu Juweer Sh Saalax Maclin

SHEEKO AAD U CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO

Qisadii Xajaaj iyo wiilki yaraa Dhex martay

Qisadii Cikrimah Binu Abii Jahl

SHEEKH MUSTAFE || 10 KII QISO EE UGU LAYAABKA BADNAA -DAAWO HADA.

Qisadii Iyo Dhacdooyinkii Cajiibka ahaa ee Xajaaj Binu Yusuf | Sheekh Dirir

Sheekadii Wiil Waal Oo Dhameystiran

MUXAADARO CUSUB QISO CAJIIB AH WAXSHI NINKII DILAY XAMZA IYO NABIGA┇►, ᴴᴰ┇SHEEKH XUSEEN CALI JABUUTI

Sheekadii Mataan Ciideed Oo Dhameystiran Idaajaa Dhaqanka Iyo Hiddaha Qarni Joog

QISADII NEBI YUUSUF FAA'IDOOYIN CAJIIB AH SHEEKH MUSTAFA XAAJI ISMAACIIL HAARUUN

TAARIIKHDII ASXAABIGII IKRIMAH BIN ABI JAHAL ( RA ) SH XASAN IBRAAHIM CIISE

15 Qiso Cajiib ah || sheikh mustafe #qisooyin #muxaadarooyin

Sh Maxamed Ismail - 10 Nooc Oo Jinka Kamida, iyo Sida Halistooda la iskaga Ilaaliyo.

Taariikhda YUHUUDA / ISRAEL || Sh. Mustafe X. Ismaciil

Qisadii Nabi Ciise iyo Hoyadiis Maryamo, & Nabi Sakariye & Wilkisa Yaxye Full || @QulasadaFilimada

